June 13, 2021

Xulka Qaranka Brazil Oo Guul Weyn Ku Furtay Kulamada Is Reeb-Reebka Koobka Adduunka

Xulka qaranka Brazil ayaa guul weyn ku bilowday kulamada is reeb-reebka koobka adduunka iyaga oo garaacay xulka qaranka Bolivia kulan ka dhacay garoonka Neo Quimica Arena.

Xiddiga Kooxda Liverpool ee Roberto Firmino ayaa ahaa xiddiga ugu fiican kulanka isaga oo dhaliyay 2 gool intii uu kulanku socday.

Xiddigaha Marquinhos iyo Philippe Coutinho ayaa dhaliyay dhaliyay 2 gool halka uu xiddiga Bolivia ee José Carrasco si khaldan uga dhaliyay gool xulka qarankiisa

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*