June 13, 2021

Tartanka kubadda cagta ee Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Waxaa meel xasaasi ah maraya tartanka kubadda cagta ee Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Galabta waxaa foodda is dari doona oo uu kulan adag dhexmari doonaa Maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo Gobolka Banaadir.

Shalayna waxaa kulan xamaasad badan dhaliyay uu dhemaray maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug, waxaana 2-1 lagu garaacay Punland.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*