June 13, 2021

Xildhibaan Sadak Mukhtar”Ma Aqbaleeyno Ku Darsasho Iyo Doorasho Boob ah Waa In La Aadaa Doorasho Xalaal ah””

Mid ka mid ah Xildhibaanada ugu Cad cad ee  HirShabelle ayaa Ka hadlay Xaalada  Siyaasadeed uu Dalka  Marayo Waxaana   uu yiri “Waxa aan Macquul aheeyn In dalka laga Abuuro Qalalaase Siyaasadeed iyo Dagaalo Sokeeye . Shacabka Soomaaliyeed Waxa ay soo Mareen Dhibaatooyin Xoogan Oo aan lagu soo koobi karin Qoraal”

Sidoo kale Xildhibaan Saadaq Mukhtaar Cabdulle Waxa uu Yiri Waa  in doorasho la  Aado Madaxda Maanta Joogta Waxa lagu Soo Doortay Doorasho Cad Mana Laga Aqbalayo Cid kasto Oo Isku daydo in ay sameeysato Mudo Kordhin.  Dalkaan Waxaa ka Jira Sharci Hishiis lagu Yahay In Afartii Sano Mar la soo doortaa Waana Sida saxda ah uu Qorayo  Dastuurka KMG  .

Hadalka Xildhibaan Saadaq Muqtar Cabdule

 

Cid kasta Ee diidan in Dalku Doorasho Aado iyo Cid kasta Ee ka shaqeyneyso musuq iyo muda kordhin Aan sharci ahayn Waa Qaran dumis Ee haleeska qabto,,
waxaan la yaabay waxa maanta ka dhacay Golaha shacabka dhexdooda!!
Anagey na dhahaan waxaa Tihiin xildhibaan Duureedyo ,,, wlh Xilibaan Duureedyada idinka roon.
Covid-19 xataa waa isku daarteen maanta
Allow Alle,,.
Doorasho,,
Hon Sadak Muktar Abdulle

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*