November 28, 2021

Dugsi gayn 70 Arday oo ah dufcaddii ugu horreysay


Hay’adda horumarinta ee Hilaal oo ugu deeqday, deeq waxbarasho arday aanan awoodin inay waxbarashada iska bixiyaan, kuwaas oo kusugan magaalada muqdisho.

Hayada Horumarinta Hilaal waxa kalo ay ka hir galisay deganka degmada ceel baraf  dugsi hose dhexe kaas oo logu magac daray shiiq muse cigale

bulshada somaliyeed waxa looga bahan yahay in ay wax taraan dadkooda iyo dalkooda

waxii macluumaad ah kala xarrir  http://www.hilaal.so

info@ceelbaraf.online

11225384_1807398569486867_1379492633949328907_n11986345_1807398042820253_1965269257048905060_n 11986486_1807398422820215_5445983130924849788_n 11986565_1807398626153528_3253450115859722515_n 11998910_1807398496153541_8594109070425101273_n

12002160_1807398379486886_550046544951624390_n

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso Adigoo Mahadsan

Your email address will not be published.


*