November 28, 2021

Sahankii Dugsiga hose dhexe Sheekh Muuse Cigalle ee degmada ceelbaraf


Hay’adda Hilaal ee horumarinta qeybteeda waxbarashada waxay sahan shaqo ku tageen deegaanka Ceelbaraf, waxayna hawl kasoo qabteen Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Sheekh Muuse Cigalle

waxa ayna halkaasi ku soo arkeen wax barashadii oo socoto sanad dugsiyeedka wax barasho

horumari dadkaada iyo dalkaada iyo dagaankaada

kala soo xariir     booqo websitkaas waxa aad ka helaysaa halkii aad kala xariri lahay iyo macluumaad dheeri ah                                        www.hilaal.so

 

 

             info@ceelbaraf.online

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso Adigoo Mahadsan

Your email address will not be published.


*