October 23, 2021

Taageerayaasha Xisbiga Himilo Qaran “Waa Been Qoraalka lagu Daabacay Caasimada ee Loogu Gafay Musharax Sheekh shariif”


 

Kulan ay isugu Yimaadeen Taageerayaasha Xisbiga Himilo Qaran ayaa Si cad loogu beeniyay qoraal  saakay lagu daabacay mareegta caasimada ama warbaahinta caasimada  qoraalkaasi oo si Qaldan Loogu Gafay  Musharax Madaxweeyne Sheekh shariif Sheekh axmed Qoraalkaasi ayaa ahaa mid lagu sheegay in sheekh shariif uusan ka hadlin Dilka iyo afduubka loo geeystay ikran tahliil .

sida ay hadalka u dhegeen taagarayaasha Xisbiga Himilo Qaran ayaa ahaa sidan”Waa qoraal Been ah Waxba kama jiraan Waa Qoraal u gooni ah kooxda qortay “

 

HOOS KA AKHRISO HADALKA QORAAL BEENINTA AH

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso Adigoo Mahadsan

Your email address will not be published.


*