October 23, 2021

Kulanka Wada Tashiga Mid Ka mid ah Beelaha Somaliyeed Oo Ka Dhacay Degmada Ceelbaraf


Sida ay wararka  sheegayaan Waxaa maanta Kadhacay Guddaha Degmada Ceelbaraf ee G/SH/DHEXE kulan wadda tashi ah Oo ay  isugu yimaadeen Mid ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed Gaar ahaan beesha Buraale-muuse Agoonyargabane. Abgaal Cismaan. 

Sida ay dad goobjoogayaal ah inoo sheegeen Dadka Ka soo qeeybgalay kulanka ayaa isaga kala yimid Degaanada ku dhaw Ceelbaraf Sida  Ceeldheere  Caadleey Miirtaqwe-adenyabaal.Mahadaay.Jowhar Biya-cade Muqdisho Iyo Dalka Dibadiisa.

Kulankaan ayaa ahaa Mid ay uga tashanayeen Beesha Roobsuge- Mustaqbalkeeda Horumar Mid dhaqaale Iyo Mid Amni, Kulankaasi ayaa la sheegayaa in la isku dhaafsaday Hadalo Murti ah Shiribka Ciyaar dhaqmeedka u ah beesha Abgaal Cismaan Waxaana ka soo qeeyb galay Bar-baarta gaasham ,Culamudiinka Aqoonyahanka  Dhaliyarada  Waxgaradka Haweeynka Ganacsatada Beesha Roobsuge. Iyo Walaalaha Kale ee Abgaal Cismaan.

Kulnaakani ayaa Soconaya Mudo Sedex maalin ah waxaana la rajeeynayaa in ay ka soo baxaan Go,aano Masiiri ah .

May be an image of 1 person, standing, outdoors and tree

May be an image of 4 people, people standing and outdoors

May be an image of 5 people, people standing, tree and outdoors

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso Adigoo Mahadsan

Your email address will not be published.


*