October 23, 2021

Wafdi ka socda dowlada Somalia oo gaaray Xarunta Maxkamada caalamiga ah ee ICJ


R/Wasaare Ku-xigeenka xukuumada Xilgaarsiinta  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Hague, si ay goobjoog uga noqdaan go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ  oo 12-ka bishan lagu dhawaaqo doono xukunka dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Wafdigan ayaa goob-joog ka noqonaya ku dhawaaqida go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ ee la xiriira dacwada badda.

R/Wasaare Ku Xigeenka Ayaa Yiri “Waxaan aniga iyo wefdi aan hoggaaminayaa soo gaarnay magaalada Hague, si aaan goobjoog uga noqonno go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ oo 12-ka bishan October ku dhawaaqi doonta xukunka dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya” 

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso Adigoo Mahadsan

Your email address will not be published.


*