November 28, 2021

Guddiga doorashada Heer Federaal “Waan Baareeynaa cabashooyinka Na soo gaaraya”


Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa caawa shaaciyey iney soo gaareen cabashooyin iyo talooyin ku aaddan doorashooyinka socda.

“Guddigu wuxuu ku samaynayaa baaritaanno dhammaan cabashooyinka. Waxaana bulshada Soomaaliyeed u sheegaynaa in wax kastoo baal-marsan hufnaanta doorashada uusan guddigu marna aqbali doonin. Annagoo ugu baaqayna tartamayaasha iyo daneeyayasha doorashada in ay wixii cabasho ah u maraan hanaanka loo dejiyey in wax looga qabto murannada doorashada, iyadoo ay dhisan yihiin guddiyaddii loogu tala galay in ay wax ka qabtaan” ayaa lagu yiri War-saxaafadeed uu caawa soo saaray guddiga oo u qornaa sidatan:

 

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso Adigoo Mahadsan

Your email address will not be published.


*