November 28, 2021

Shariif Sheekh Axmed Oo Walaac Ka Muujiyay Qaabka Ay Ku Bilaabatay Doorashada Golaha Shacabka


Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga hadlay doorsahada golaha Shacabka ee ka bilaabatay dalka iyo sida musuqa leh ee doorashadan ku bilaabatay.

Sheekh Shariif ayaa soo dhaweeyay bilaabashada doorashada golaha shacabka, hasa ahaatee waxa uu walaac xoogan ka muujiyay sida doorashada ku bilaabatay oo cabsho xoogan ka keeneen musharxiinta iyo beelaha qaar.

 

Musharax Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa ugu baaqay Golaha Wadatashiga Qaran inay xaliyaan tabashooyinka soo baxaya oo ay wax ka qabtaan cabashada iyo walaaca laga muujinayo hannaanka loo maamulayo doorashad

Halkan ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Sheekh Shariif

 

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso Adigoo Mahadsan

Your email address will not be published.


*