January 18, 2022

Guddiga Doorashooyinka Koofurgalbeed Oo Ka Hor Yimid In La Hakiyo Kursiga HOP103


Guddiga doorashooyinka Koofurgalbeed ayaa soo saaray qoraal ay ku shaacinayana doorashada afar kursi oo uu ku jiro kursiga HOP103 ee guddiga doorashada Heer Federal hakiyay.

Sida Ay U muuqata ayaa ah in ay ka soo horjeeateen Goankii ka soo yeeray Guddiga Xalinta Khilaafka Doorashada Balse Waxaa la dhihi kara Tan ayaa bilow u ah khilaafka maamulka doorashada ee ka dhex bilaaban doonta Guddiyada doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

guddiga doorashooyinka koofurgalbeed oo diiday in la hakiyo kursiga hop103

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso Adigoo Mahadsan

Your email address will not be published.


*