January 18, 2022

Midowga Musharaxiinta: “Ma aqbaleyno boobka qaawan ee doorashadu ku bilaabatay”


Midowga Musharaxiinta oo qoraal soo saaray goor dhoweyd ayaa sheegay ineysan aqbali doonin doorashooyinka degaanada qaar ee lagu bilaabay

doorashooyinka degaanada qaar ee lagu bilaabay boob qaawan oo la isu awood sheegtay.

qoraalka Musharaxiinta ayaa lagu sheegay in sidoo kale lagu tuntay habraacyadii doorashada, taasoo ay xuseen iney halis gelineyso xasiloonida dalka iyo jiritaanka dowladnimada.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MUSHARAXIINTA

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso Adigoo Mahadsan

Your email address will not be published.


*