January 18, 2022

Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Lagu eedeeyay Dilka Laba Ciyaaryahan


Wararka laga Helayo Magalada Beled Xaawo ee G/Gedo ayaa sheegaya in uu ka dhacay Dil Toogasho ah Kadib markii uu Rasaas ku furay Askari ka tirsan ciidanka dowlada ee kusugan magaalada Beled-xaawo Askarigaasi Oo Toogtay  laba ka tirsan ciyaartooyda magaaladas, kaddib markii uu rasaas ku furay garoon ay ku ciyaarayeen.

AUN Labada wiil ee geeriyooday ayaa ahaa dhalinyaro magalada laga yaqaano oo lagu kala magacabi jirey Zakariye Axmed Gaarane iyo Sharma’arke Cabdul.

Maamulka degmadaasi iyo saraakiisha ciidanka ayaa soo xiray askarigii geystay dilkaas, waxaana socdo wadahadallo looga xaalayo xalinta arinkaas.hase ahaate lama hayo sababta keentay in uu dilka geeysto askarigasi.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso Adigoo Mahadsan

Your email address will not be published.


*