January 18, 2022

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho


Qaraxa Xoogan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho  Waxaana uu ka dhacay Wadada 21ka October ee Dagmada Waabari.

Wararka Horu dhaca ah ee laga Helayo  ayaa Sheegaya  in qaraxa uu ahaa Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaas oo lagu weeraray Gaari ay wateen Saraakiil katirsan Hay’adaha UN-ka xilli ay marayeen meel u dhow Wadada aada Airporka ee ka baxda dhinaca Wadada 21ka October.

 

 

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qaraxa, waxaana wadada xiray Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya, iyaga oo u diidaya inay wadada maraan Gaadiidka iyo Shacabka intaba.

 

 

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso Adigoo Mahadsan

Your email address will not be published.


*