November 28, 2021

Sahankii Dugsiga hose dhexe Sheekh Muuse Cigalle ee degmada ceelbaraf

April 10, 2016 F.G 0

Hay’adda Hilaal ee horumarinta qeybteeda waxbarashada waxay sahan shaqo ku tageen deegaanka Ceelbaraf, waxayna hawl kasoo qabteen Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Sheekh Muuse Cigalle waxa ayna halkaasi ku soo arkeen wax barashadii oo socoto sanad dugsiyeedka wax barasho horumari dadkaada iyo dalkaada iyo dagaankaada kala soo xariir     booqo websitkaas waxa aad ka helaysaa halkii aad kala xariri lahay iyo macluumaad dheeri ah                                        www.hilaal.so                  info@ceelbaraf.online

Dugsi gayn 70 Arday oo ah dufcaddii ugu horreysay

April 10, 2016 F.G 0

Hay’adda horumarinta ee Hilaal oo ugu deeqday, deeq waxbarasho arday aanan awoodin inay waxbarashada iska bixiyaan, kuwaas oo kusugan magaalada muqdisho. Hayada Horumarinta Hilaal waxa kalo ay ka hir galisay deganka degmada ceel baraf  dugsi hose dhexe kaas oo logu magac daray shiiq muse cigale bulshada somaliyeed waxa looga bahan yahay in ay wax taraan dadkooda iyo dalkooda waxii macluumaad ah kala xarrir  http://www.hilaal.so info@ceelbaraf.online

1 38 39 40